Author Topic: Su'aal: Xanuun kala goosyada?  (Read 3912 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Sucaad1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuun kala goosyada?
« on: June 09, 2018, 11:23:29 PM »
asc walaalahey Somalidoc. adinko mahadsan waxaa iga caawisaan waxaa dareema xanuun kala goosyada gacmaha iyo jilbaha, xitaa gacmaha waxee iga xanuunan far far, mar hal faraa iska xanuunesa mar gacanta dhan wax kuma qaban karo xanuunle mar dhica kore gacanta iska xanuunesa waana xili kali waxaan arko dhibkaan waana xiliga qaboobaha mararka qaar sidii kaduudiyo kale ee ixanunaan.
waxaa dadka guriga ku nool idhahaan waxaa kugu yar calcium ka waayo waa cana necbahay canala'an inee ikeentay sababiyeen, waxaa tagay doctor waxay iga bareen calcium iyo romatisan, waxaa la idhahay calcium kada waa normal, romatisan ma qabtid.
 qoraalkega tirada badana waa idnka raali galinaa waxaana idinka rajena inaa icawisaan.
       inbadan mahadsanidiin.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun kala goosyada?
« Reply #1 on: January 07, 2019, 04:35:01 PM »
Walaal xanuuno badan ayaa sidaa loo dareemaa, qasab ma ahan inay roomaatiisam ama kaduudiye noqdaa, xanuunka thyroid-ka sidaasi waa loo dareemaa, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5559.0

Sidoo kale xanuunka laabatooyinka galo ee "osteoarthritis" la yiraado, soomaalidane riixa u taqaano wuu keenaa, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2190.0

Sidoo kale hadduu caabuq jirka jiro sida caloosha oo kale, kalagoysyada way ku xanuuni karaan, faahfaahin ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0

Sidoo kale xanuunka buruseelka ee murqaha ku dhaco sidaasoo kale waa la dareemaa, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2233.0

Waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar la xiriirtid si laguu wiisiteeyo, laguuna baaro, markaas ayaa la ogaan karaa cillada saxda ah ee jirto. caafimaad baan kuu rajaynayaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33217
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32247
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?

Started by DaadireeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 23442
Last post April 13, 2017, 11:46:51 AM
by Daadireey
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41570
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29372
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc