Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax-xanuun bartanka madaxa ah?

(1/1)

Raage.8888:
Asc ww, dot. Madaxa ayaa i xanuunaayo qaasatan bartanka halka ilmaha marka ay yaryihiin jilicsan (dhushleyda). Muddo labo sanno kudhow. Dhaqtar waan utgay dhiigag iyo scan madaxa ah waa laisaaray waxna kamasoo bixin. Nafis la‘aan ayaa i qabaneyso markuu madaxu i xanuuno. Culees Said ah ayaa madaxa igasaaran hadaan riixriixo halka ixanuuneysana waan yara nafisayaa mar mar.indhaha markaan isku qabto madaxa guux ayaa kayeeraayo, waxaadba moodaa in madaxa bartankiisa waran iiga taaganyahay. Fadlan iisoo jawaaba.
Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Qaabka lagaaga haayo madaxa wuxuu u eg yahay cillad loo yaqaano "Tension Headache", faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,7825.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version