Author Topic: Su'aal: Shakki xanuunka Tb-da?  (Read 2856 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Ayanle Yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Shakki xanuunka Tb-da?
« on: June 13, 2018, 01:29:46 PM »
Asc dhakaatiirta ka hawlgasha boga
salaan ka dib su'aasheydu waa su'aal aad shaki igaga jira in uu Tb i hayso iyo in kale?
Calaamada aan isku argay waxa ka mid ah
1 - qufac = hadaan ka hadlo qufaceygu waa mid aan joogto aheyn yacni labadii cisho dhawr mar ayaan qufacaya. waa qufac qalalan aan dhiig laheyn lknse leh xaako madow oo adag
2- laab-xanuun = inta badan laabtu waxay i xanuunta markaan qufacayo iyo marka aan hindhisayo lknse marmar dhif ayey iskagay xanuunta
3-caato =  waxaan isleeyahy caatudu iguma keenin TB waa hayday i hayso sababtoo ah caataudu waxa ay isoo haysay ilaa 9 sano wax dhibaata ah kuma qabi oo cunta badan ma cuno
waliba waxyaabaha caatada igu keeni waxa ka mid inaan ilaa 3 sano aan siigaysanayey
4= feedho xanuun=  waxaan isleeyahy waxyaabaha kugu keenay ma siigada aad siigeysanyey 3 sano oo imika markaan iska daayey laga jooga labo bilood mise waa TB
 
NOTE - Diktoore waan akhrisaday casharda aad soo dhigteen ee ku  saabsan TBda iyo SIIGEYSIGA
PLZ jawaab intaa ha igaga dhigan ee talooyin ku saabsan su'aasheyda jawaabteeda iyo in uu i hayo xanuunka TBDa
calaamadahan iskuma arkin diktoore la soco
1-- dhidid habeenkii ah
2-- dhiig qufacid
 
      JAWAAAB WACAN RAJEYNAYAA INZH'ALAAH





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Shakki xanuunka Tb-da?
« Reply #1 on: January 02, 2019, 10:42:32 PM »
U malayn maayo TB, sababtoo ah qufaca xaako ayuu yeelan lahaa, 9 sano qof TB iskala noolne ma jiro, marka waxaa haboon inaad dhakhtar u tagtid si laguu baaro loona ogaado waxa jira, halkaan ka akhriso xanuunada lagu qaldo TB-da: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16795
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14374
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33639
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 40007
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 87224
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!