Author Topic: Su'aal: Waxaan dareema in madaxa wax iiga socdaan?  (Read 4759 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdullahi Nor

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan dareema in madaxa wax iiga socdaan?
« on: June 13, 2018, 02:05:35 PM »
Ascwr Dre waad ku mahadsan tahay jwbaha waafiga ah ee aad bulshada ka siiso waxa uu ilaah ku baray.
Waxaan qabaa su aal ah. Waxaan dareemaa marmarka qaar in madaxa ay wax iiga socsocdaan oo kale waliba dhanka bidix xididada ku yaala xaaladaas maxa loo yaqaana maxaase keeni kara maxayse tahay dhibaatada ay keeni karto?

Mahadsanid Dre




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan dareema in madaxa wax iiga socdaan?
« Reply #1 on: January 03, 2019, 11:34:10 PM »
Waxa aad dareemaysid waa nuuc dubaaxinta ka mid ah waxaana afka qalaad lagu dhahaa "Tingling" waxay badanaa laga dareemaa hal dhinac ama hal qeyb oo madaxa ah waxayna astaan u tahay xanuunka welwelka ama isku-buuqa, halkaan ka akhriso astaamaha kale ee la dareemo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1704.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline Yasiincali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 8
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxaan dareema in madaxa wax iiga socdaan?
« Reply #2 on: January 06, 2019, 02:28:06 PM »
Ascwr Dre waad ku mahadsan tahay jwbaha waafiga ah ee aad bulshada ka siiso waxa uu ilaah ku baray.
Waxaan qabaa su aal ah. Waxaan dareemaa marmarka qaar in madaxa ay wax iiga socsocdaan oo kale waliba dhanka bidix xididada ku yaala xaaladaas maxa loo yaqaana maxaase keeni kara maxayse tahay dhibaatada ay keeni karto?

Mahadsanid Dre
  abdullahi aniga xitaa waan dareemaa 1 sano iyo 4 bil aan dareemooyaa 


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25760
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47819
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29385
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24760
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35214
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc