Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qofka ma ku badan karaa Chromosome-ka?

(1/1)

Ahmed_Carab:
Asc .. salaan ka dib ... su'aasheyda waxaa weeye: ma dhici kartaa qofka inuu ku bato mise ku badan yahay chromosome-ka ... haduuse jiro qof nuucaasi ah muxuu dadka kale kaga duwanaan karaa; yacnii astaamo gooni u ah oon lala wadaagin?

SomaliDoc:
Chromosome ma ahan wax jirka ku bato sida hormoonada oo kale, si aad fikrad uga qaadatid akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,848.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version