Author Topic: Su'aal: Caado xinjir u badan?  (Read 4208 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Kaltuun

  • Jr. Member
  • **
  • Posts: 33
  • Points: +0/-0
Su'aal: Caado xinjir u badan?
« on: June 13, 2018, 04:33:59 PM »
asc dr waxan ku waydiin lahaa dhiiga caadada markaan helo horta waan ku xanuusadaa ma aqaano ma xanuunba mise FGM ka sababay balse xinjiro ayuu ubadan yahy xinjiraha waxa la socda wax cad yar la moodo oo marka taabato hilib u eg waliba xinjirta haday iga so bixi waydo saa id ban uxanusanayaa markay iga timaadana wan nafisaya marka dr khayr alle haku siiyee cadadka soo racaya xinjiraha ban ka warwarsanahy waxay yihiin ma wax iska dhacdaba mise xanuuun ayaa jira caadadase inay xinjirow yelato ma caadibaa?
waa mahadsantahy




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Caado xinjir u badan?
« Reply #1 on: January 03, 2019, 11:39:29 PM »
Caadada oo wadato xinjiro waxay tilmaan u tahay cilladda 'menorrhagia" ee faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4157.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhidka badan iyo Cabsida"xishoodka"?

Started by AhmeddaahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15840
Last post October 19, 2016, 06:58:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21099
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Birta dhiiga oo badan? Wareega dhiiga oo yar? Qufac markii aan ordo?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15528
Last post May 19, 2011, 08:49:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78248
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48081
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc