Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhakhada ayaa i shanqarto?

(1/1)

Kaltuun:
asc dr madaxayga halka dhakada ah ba ishanqarta waliba marka daalanahy amaba aan xanaaqsanhy sida in bac laga san qarinayo ban dareemaa maxa keeni kara ?

SomaliDoc:
Shanqarta nuucaas waxay tilmaan u tahay cilladda stress-ka, waxaana la dareemaa markuu qofka isku buuqsan yahay..
Waxaad u baahan tahay inaad is bartid sidaad xanaaqaaga iyo dareemadaada u xakamayn lahayd, haddiise aadan awoodin waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar kala kaashatid arintaas.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version