Author Topic: Su'aal: Maheli karaa 9-aalka qoraal link-yadooda?  (Read 2212 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Su'aal: Maheli karaa 9-aalka qoraal link-yadooda?
« on: June 13, 2018, 05:46:26 PM »
Waxaan mareegtaan ka aqristay qoraalo 5 ah oo ka hadlaaya dabciga qofka, qormooyinkana 9 ayay ahaayeen mana arag ilaa 5 mooyee, hadaba waxaan rabaa inaad igu caawisaan sidaan ku heli lahaa 9aal kaas qoraal linkiyadooda.


"9 shakhsiyadood oo bulshada ku dhex nool oo dabeecadahoodu isu baddali karaan cillado nafsi ah iyo sidaa ula dhaqmi lahayd"




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Maheli karaa 9-aalka qoraal link-yadooda?
« Reply #1 on: January 03, 2019, 11:51:34 PM »
Waxaan filayaa inaad qoraalkaan ka hadlaysid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6876.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: