Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: What's an ''Intelligence quotient?''?
(1/1)
Ahmed_Carab:
Asc .. bacda salaam .. su'aasheyda waxey tahay:
• Waa maxay IQ (Intelligence quotient)?
• Malagu kala badnaan karaa IQ-ga?
• Ma dhici kartaa in shaqsi zero IQ yahay?
• Sidee lagu ogaan karaa in qofka IQ-giisa uu aad u badan yhy sideese lagu ugaan karaa in uu qofku laheyn wax IQ ah?
• Waa maxay farqiga u dhaxeeya labadaani shaqsi; yacnii midka IQ-giisa uu zaa'idka yahay iyo midka zero IQ ah?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version