Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyaha galo wadnaha maxaa keeno?

(1/1)

Kunciil15:
Asc dhaqtar waxan raba inan ogado biyaha wadnaha galo maxaa keeno, sidee loo daweeya.
Mahadsanid

SomaliDoc:
Biyaha waxay galaan galka wadnaha ku daboolan, waxaana cilladaas loo yaqaanaa "Pericardial Effusion", waxa ugu badan ee keeno waa caabuq ku dhaco galka wadnaha sida Tiibishada ama xanuunada roomaatiisamka qaar ka mid ah.

Waxaa lagu ogaan karaa in sawir wadnaha la saaro iyadoo la adegsanayo qalabka ECHO, mararka qaar wadnaha biyaha waa laga miiri karaa si baritaan loogu diro hadidi la fahmi waayo waxa keenay in biyo galaan galka wadnaha.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version