Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Daal farabadan iyo kaadida oo sperm leh?
(1/1)
Abdilaah:
Asalaama calykum
Dr waxaa aan isku arkay astaamo dhawr ah :
1) daal farabadan
2) wax aan dheecaan iyo xawo (sperm) u kala saari waayay oo iga yimaada kaadida kadib.
3)xiniinyaha oo aad u yaraaday kuna dhex samaysmeen waxyaalo sidii buro ama fudad oo kale ah ku oo la taaban karto.
4)miisaankayga oo aad hoos ugu dhacay.
Dr waxa aan ku dawakhay nooca dhakhtarka ee aan u tago kee ayaan u tagaa
Mahadsanid
SomaliDoc:
Wax shahwo u eg oo kaadida ka dambayso horay ayaan dhowr jeer uga hadalnay ee halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html
Sidoo kale walxaha kuuskuusan oo xiniinyaha ku dhex aragtay waxay u badan tahay inay tahay cillad la dhaho "Varicocele" ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version