Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ma jiraa isbitaal toobinta sameeyo?
(1/1)
Baardheere20:
Dre adigoo mahadsan waxan aqriyay toobinka oo aad si fiican noogu sharaxday , sidaa darteed ma heli karaa hospital sax.ah ama doctor sax oo toobinka sameeya. sidoo kale toobinku waxan aragnaa ayadoo madaxa latoobayo dhabarkana la toobayo marka hadba xanuunku meshuu kajira miyaa mise waa latoobi karaa meel waliba
SomaliDoc:
Qoraal ku saabsan Toobinta iyo waxa caafimaadku ka qabo iyo haddii ay jiraan meelo lagu sameeyo intaba waxaad ka akhrisan kartaa link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6038.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version