Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan marsaday daawada timaha bixiso?

(1/1)

Maaji29:
1.waxaan marsaday daawada Timaha bixisa iyo go go ilaa liso magaceeda tahay
Minoxidil.

ilaa ramadaanka 3 ilaa uu kadhanaado marka waxaan kala kulmay caqabad ah madax cun cun.

Waan iska joojiyey.

Waan kafiicnaaday

Waxaan arkay maskax xanuun hadaan hurdo OK ayaan ahay.

Maskax nuunkaan bilooyin kadib shaqada iyo daalka iga bato Waan arkaa marka talo Dr thnks

SomaliDoc:
Daawada Minoxidil waxyeelladeeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7702.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version