Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xubin taranka iyo malabka?

(1/1)

Ahmed tilmaame:
Salaanta islaamka kadib
Malabka ma la Marin karaa xubinta taranka ee ragga .

SomaliDoc:
Waad marsan kartaa malabku waa daawo laakiin hadafkaagu hadduu yahay wuu adkaynayaa ama wuu dheereynayaa taasi ma ahan mid jirta, ka akhriso link-gaan qoraal ku saabsan weyneynta xubinta taranka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version