Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa i danqanaya dhabarka illaa caloosha?

(1/1)

Abdirahman mahamed:
ASC waan idinsalaamay dhamaan takhaatiirta
Waxaan doonayaaa in layga caawiyo mudo sadex cisho ayaa waxaandareemayaa jirka oo idanqanayaa ilaa dhabarka ilaa caloosha .garabka hoostiisa kan bidixda waxaan ka dareemayaa  xidid xanuun qandho kulul ayuu mar igu qabtaa .fadlan halagayga caawiyo mahadsanidiin

SomaliDoc:
Walaal waxyaabo badan ayaa keeni kara qaabka laguu hayo, jir xanuun, danqasho murqaha ah iyo qandho waxaa keeni karo tobaneeyo cudur una badan kuwa ka dhasha caabuq jeermis keenay sida infekshanka caloosha ku dhaca IWM. taladaydu waa inaad dhakhtar la xiriirtaa si laguu baaro

Navigation

[0] Message Index

Go to full version