Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dusha illaa garbaha dhabarka uma jiifsan karo?
(1/1)
Sacdiyo.xm:
asc dr illahy ajar iyo xasanad idin ka siyo waxa no so gudbisiin . dr waxan dreema dhabr xanun iyo hur aa ka daremaa dusha ilaa grabaha dhabrka ma ujiifsan kro xnun ba kadrema iyo markaan fadhiyo lkin markan soconayo waa caadi . waxan jcln laha in ad iso jwabto .shukran
SomaliDoc:
Walaal dhabar xanuunka waxyaabo badan ayaa keena, latacaalistiisuna waxay ku xiran tahay cilladda kuu keentay marka si aad aqoon ugu yeelatid waxyaabaha ugu badan ee keena iyo astaamaha lagu kala sooco ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=570.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version