Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cunista sandwich-yada?

(1/1)

Ahmed_Carab:
Asc .. bacda salaam .. su'aasheyda waxaa weeye: maxaa caafimaad xumo ah laga dhaxlaa badsashada Sandwich-yada?

SomaliDoc:
Sandwich-yada waa qeyb ka mid cunnada la cuno, dhib u gooni ah oo laga dhaxlayo haddii la badsado ma jiro haddii aadan ku darsanaynin waxyaabo aan caafimaadka u roonayn.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version