Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxa soomaalida ay u taqaan "Ilkow"?
(1/1)
Ahmed_Carab:
Asc .. bahda Somalidoc .. jazaakumu allahu kheyran.
Maxaa ka jira waxa somalida ay u taqaan "ilkoow", markey caruurta gaaraan xiliga uu ilkaha usoo bixi rabo waa ay xanuunsadaan oo shubmaan markaa waalidka wuxuu dhahaa ilkoow baa hayo ee halaga soosaaro ... sidaa ayaa looga soosaaraa markaasuu canuga fiyoobaadaa; waa sideey hadalka u dhigaane'e?
SomaliDoc:
Qoraal faahfaahsan ayaan kaga hadalnay arintaan ee halkaan ka daalaco: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2700.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version