Author Topic: Su'aal: Xaaskayga waxay leedahay uur hal bil ah?  (Read 4282 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Werdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaaskayga waxay leedahay uur hal bil ah?
« on: June 27, 2018, 09:20:08 AM »
asc doctor.s Allaha sw ayaa mahad iska leh
kadibna adinka doctors ah ee isku hawlay taageeerida latalinta iyo baraarujinta arimaha caaafimaaadka si aad ugu soo gudbisaan bulshada

inta kadib doctor xaaskeegu waxa ay Lee dahay uur hal bill  iyo Ku dhawaad dhawr maalmood ah
waxaaana ay isku aragtay daal xaaajis shaqada oo ay ka wahsato yacni dhibsato iyo madax xanuun  waaana uuurkeeedi ugu horeeyay welina wax doctor ah ma aysan booqan
marka waxaan jeclaaan lahaa arimahaa inaaad iga caawisaan sidoo kale hadii aaad xarun caafimaaad Ku leedihiina magaalada muqdisho aaan Odin soo booqano si aad ULA socotaan xaaladeeda caaafimaad  maadaama doctor uur jiifta la socda waajib tahay
waxaan rajeynayaaa ooo aa sugayaa taladiina
ileen talo maankaaada ka maqan miiir walaalkaa ayeey Ku jirtaaaye
balse talo waa tii rabi
asc




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaaskayga waxay leedahay uur hal bil ah?
« Reply #1 on: January 06, 2019, 10:51:13 AM »
Inkastoo muddo dheer ka soo wareegatay xilligaa su'aasha soo gudbisay, laakiin markuu uurka cusub yahay waa arrin dabiici ah in hooyadu dareento daal, caajis, hurdo badan, kor xanuun waana calaamadu dumarka ay ka wada siman yihiin.

Midda ku saabsan la socodka dhakhtarka waa muhiim, taasina qoraal ayaan ka diyaarinaya taasoo kugu caawin kara walxaha muhiimka ah ee hooyada uurka leh laga rabo inay samayso inta aan dhalmada la gaarin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=364.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Shahwadayda burqo burqo ayay leedahay?

Started by Yahye1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 45726
Last post September 18, 2019, 12:46:48 AM
by Yahye1
Su'aal: Fixisada Qooshka ama Cake-ga lagu daro saamayn caafimaad ma leedahay?

Started by JiidheBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17697
Last post June 05, 2015, 06:18:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawada jilcisada la dhaho maxeey dhibaato u leedahay tinta?

Started by Hanna HuteBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10868
Last post March 30, 2016, 04:30:29 PM
by SomaliDoc
Nuurtooy Wax Badso Wax La'aan Ayey Leedahay!! (Sheeko Gaaban)

Started by Waxbaro!Board Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 18582
Last post July 26, 2009, 09:30:58 PM
by Waxbaro!
Uur miyaad leedahay? Iska baar cagaarshowga nooca B

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Haweenka

Replies: 0
Views: 27310
Last post November 10, 2010, 07:52:11 PM
by SomaliDoc