Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cunida ukunta badan dhib may leedahay?

(1/1)

Feysal_44:
Asc Dr mar walba waan kaga mahadcelinayna hawsha aa bulshada u hayso
Waxan rabay inad xog iga siso
Cunida ukunta badan in ay wax saamayn ah keento dadka qaar waxan ka maqlay hadi ay badato beerka uma fiicna ukunta la kariyey ayan daily 2 xabo ka cuna marka waxa rabay ina commentgada arko
MAHADSANID!!

SomaliDoc:
Su'aashaan mid la mid ah ayaan horay uga jawaabnay ee link-gaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7826.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version