Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Naqaska oo ku adag ilmaha?
(1/1)
C/llaahi aadan:
ilmaha oo naqasku dhibaayo oo laabta sanqadh ka baxayso kadib markii hargab uu ku dhacay maxaa lagu dawayn karaa mase ka turjumaysaa arintani khatar caafimaad?
SomaliDoc:
Markuu hargabka ku dhaco caruurta qaar wuxuu ku reebi karaa caabuq bakteeriyo taasoo isku badali karta burkiito, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0
Sidoo kale hadduu cunuga hora u qabay Allarji, waxaa dhici karta in xiiq ama neef ku kiciyo markuu ka sii baxayo, iyadane ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in hargabka ku xumaado qofka taasoo caruur iyo dad waaweyn aan kala lahayn, sababhaaasne ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7735.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version