Author Topic: Su'aal: Xanuuanda xayawaanka iyo bini'aadamka?  (Read 4134 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuuanda xayawaanka iyo bini'aadamka?
« on: July 01, 2018, 10:15:54 PM »
Asc .. bacda salaam .. waad mahadsan tihiin in badan.

1) su'aasheyda waxaa weeye: cudurada ku dhaco bini'aadamka miyey ku dhici karaan xayawaanada, sidoo kale cudurada ku dhaca xayawaanka maku dhici karaan bini'aadamka?

2) Su'aal kale oo midii hore ku lamaanan: hormons-ka xayawaanaadka miyay u shaqeeyaan sida kuwa ku jira bini'aadamka oo kale?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuuanda xayawaanka iyo bini'aadamka?
« Reply #1 on: January 07, 2019, 04:16:35 PM »
Haa, xanuunada qaar ee ku dhaca xoolaha waxay u gudbaan bini'aadanka, waxaana xanuunadaas loo yaqaanaa "Zoonotic Diseases", waxaa ka mid ah raabiyada iyo buruseelka.

Sidoo kale cilladaha hormoonka ee ku dhaca bini'aadanka xoolahane way ku dhacaan, tusaale ahaan xanuunka thyroid-ka wuu ku dhacaa yaanyuurada maadaama qanjirrada soo daayo hormoonadaas ee ku yaallaan xoolaha iyo bnii'aadankaba.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Qaniinyada iyo Xagashada Xayawaanka

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 17418
Last post February 03, 2011, 08:12:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Babasiirka dhibatada uu bini aadamka uleyahey?

Started by DaahireyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10336
Last post October 26, 2010, 08:08:03 PM
by SomaliDoc