Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuuanda xayawaanka iyo bini'aadamka?

(1/1)

Ahmed_Carab:
Asc .. bacda salaam .. waad mahadsan tihiin in badan.

1) su'aasheyda waxaa weeye: cudurada ku dhaco bini'aadamka miyey ku dhici karaan xayawaanada, sidoo kale cudurada ku dhaca xayawaanka maku dhici karaan bini'aadamka?

2) Su'aal kale oo midii hore ku lamaanan: hormons-ka xayawaanaadka miyay u shaqeeyaan sida kuwa ku jira bini'aadamka oo kale?

SomaliDoc:
Haa, xanuunada qaar ee ku dhaca xoolaha waxay u gudbaan bini'aadanka, waxaana xanuunadaas loo yaqaanaa "Zoonotic Diseases", waxaa ka mid ah raabiyada iyo buruseelka.

Sidoo kale cilladaha hormoonka ee ku dhaca bini'aadanka xoolahane way ku dhacaan, tusaale ahaan xanuunka thyroid-ka wuu ku dhacaa yaanyuurada maadaama qanjirrada soo daayo hormoonadaas ee ku yaallaan xoolaha iyo bnii'aadankaba.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version