Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sanjabiilka iyo Galmada?
(1/1)
Ashom:
Sanjabiil ku wax faa'ido ah ma ileeyHay galmada
SomaliDoc:
Cilmibaaris lagu sameeyay arintaan waxaa la ogaaday in sanjabiilka uu kordhiyo hormoonka Testosterone iyo LH, sidaa darteed wuxuu caawiyaa ama xoojiyaa dareenka ragga, waxyaabaha kale ee laga faa'ido sanjabiilka qoraalkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6530.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version