Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Daal iyo wadna garaac?
(1/1)
Mmfiqi:
assalamu caleykum.
sln ka daal waad mahadsantihiin dhamaan bahweynta SOMALIDOC gaar ahaan kuwa u xilsaaran ka jawaabida su'aalaha.
intaa kadib waxaan i dhibay:
wadna garaac
daal
tabar daro
cuno xumo
caatonimo
inaan quraan akhriyo xitaa way i dhibi oo neefti dhakhso masoo celin karo candhuuftina waan ku margan
culeysna maskaxduu iga fuuli
arimahan maxaa lagu tilmaami karaa.
shukran.
SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni kara arrimahaas oo ugu horayso dhiig la'aanta, laakiin waxaan kugula talin lahaa inaad iska baartid xanuunka qanjirka kacsan ee thyroid-ka, faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1443.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version