Author Topic: Su'aal: Daal iyo wadna garaac?  (Read 5403 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mmfiqi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Daal iyo wadna garaac?
« on: July 04, 2018, 11:08:53 PM »
assalamu caleykum.
sln ka daal waad mahadsantihiin dhamaan bahweynta SOMALIDOC gaar ahaan kuwa u xilsaaran ka jawaabida su'aalaha.
intaa kadib waxaan i dhibay:
wadna garaac
daal
tabar daro
cuno xumo
caatonimo
inaan quraan akhriyo xitaa way i dhibi oo neefti dhakhso masoo celin karo candhuuftina waan ku margan
culeysna maskaxduu iga fuuli
arimahan maxaa lagu tilmaami karaa.
shukran.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Daal iyo wadna garaac?
« Reply #1 on: January 08, 2019, 08:04:29 PM »
Waxyaabo badan ayaa keeni kara arrimahaas oo ugu horayso dhiig la'aanta, laakiin waxaan kugula talin lahaa inaad iska baartid xanuunka qanjirka kacsan ee thyroid-ka, faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1443.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Madax xanuun, daal iyo kuleel ayaan isku arkay?

Started by KaamilaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25524
Last post February 01, 2010, 09:40:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ka cabanayaa daal fara badan?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4938
Last post October 07, 2011, 04:51:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daal joogto ah oo xaga lugaha oo kaliya ah?

Started by Axmed CaydaruusBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4242
Last post March 01, 2017, 11:28:36 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Daal & jir xanuun markaan xaaska u tago?

Started by ShaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5932
Last post August 01, 2017, 08:54:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhinaca bidix oo dhanka wadna xigta?

Started by FarhaamooBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2913
Last post October 13, 2016, 01:25:59 PM
by SomaliDoc