Author Topic: Su'aal: Heer kulka jirka oo sareeyo iyo dhidid badan?  (Read 4751 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Princejeyte

  • Newbie
  • *
  • Posts: 5
  • Points: +0/-0
Su'aal: Heer kulka jirka oo sareeyo iyo dhidid badan?
« on: July 05, 2018, 07:00:52 AM »
Salaan kadib
Aroorti markaan tooso, qofka ugu horeyo ee aan salaamo wuxuu i leeyahay kululidaa? Micnaha heer kulka jirkaagu wuu sareeyaa
Maalinti hadii aan shaqo qabanayo waan ka dhidid badanahy dadka kale ee ila shaqaynaya

Marka aan kaligeey socdo xitaa lugaha iyo gacamaha waxaan uga dhididaa si qof walba uu dareemi karro

Waxaa la mid ah marka aan wax qorayyo, hadii aanan warqada aan wax ku qorayo aanan iska xejin marro ka celiso qoyaanka weey halaabeysaa warqadaas

Su'aashu waxeey tahay labadaan marxaladood ee heer kulka jirka oo sareeyo iyo dhididka badan ma xiriir ayay leeyihiin, Sidee ayaan loo daaweyn karaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Heer kulka jirka oo sareeyo iyo dhidid badan?
« Reply #1 on: January 08, 2019, 08:07:25 PM »
Kuleelka iyo dhididka waa laba arrimdoo oo aan badanaa kala harrin, Alle wuxuu ugu talagalay dhidika in jirka lagu qaboojiyo, laakiin haddii ay arintaan joogto kuu noqotay, awalne aadan isku arki jirin waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar la xiriirtid si laguu baaro, cillado dhif ah ayaa arintaan keeni karto taasoo ugu horayso cillada thyroid-ka kacsan, faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1443.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhidka badan iyo Cabsida"xishoodka"?

Started by AhmeddaahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15841
Last post October 19, 2016, 06:58:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21100
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Birta dhiiga oo badan? Wareega dhiiga oo yar? Qufac markii aan ordo?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15529
Last post May 19, 2011, 08:49:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78252
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48084
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc