Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ciridka oo hoos ii go'aya?

(1/1)

Kaltuun:
dr ado mahdsan waxa ii shegta wax dabiiciya oo ciridka korinaaya ilkaha hoose ciridka hoos ugo aya waxan ka cabsanaya inay sooba baxaan ilkuhu please as soon as possible iiguso jawab insha alla
mahadsanid

SomaliDoc:
Ciridka oo hoos aado, booskiisane ka durko waxaa keeno cilladda yiridka, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version