Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhiig iska socda?

(1/1)

Ayow:
Asc Dr waa mahadsantahay  waxaa muda 15 maalin ka badan ka murugsanaa xalad cusub oon ku arki jirin cunugtayda oo da'deedu tahay 17-18 Jir  oon ku arkay dhiig kadocda kaas oonan ahayn dhigii layaqaanay dumarka madaama waqtigiisi uu dhafay  marki hore waxay kacaba jirtay xanuun iyo in uu si fcn uusan kaga iman lkn hada maba istaagayo ilaa iyo kudhawaad 20 cesho hada maxaad igulatalin lahed Dr 

SomaliDoc:
Dhiigga caadada oo la waayo ama khalkhal galo ama iska socda si kala joogsi la'aan waa cillad ku badan dumarka waxay u baahan tahay inay dhakhtar la xiriirto si loo baaro waxyaabo badan ayaa cilladaas keeni kara ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4157.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version