Author Topic: Su'aal: Apple+colgate+Ginger=?  (Read 2838 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ahmed_Carab

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 53
  • Points: +0/-0
Su'aal: Apple+colgate+Ginger=?
« on: July 10, 2018, 10:53:48 AM »
Asc .. waad salaanam tihiin akhyaarta web-ka iyo members-ka iyo dhamaan soo booqadayaasha SomaliDoc .. salaan ka bacdi .. su'aal ayaan wataa oo ku saabsan nabraha mise finanka wejiga kasoo baxo:

Biyaha apple-ka oo lagu qaso sanjabiil iyo daawada colgate ee ilkaha lagu cadayeesto waxey baabi'inaayaan ayaa la yiri finanka iyo nabraha yaryar ee wajiga kasoo yaaca .. marka dhakhaatiireey arintaas majirtaa oo wax cilmi baaris lagu ogaaday miyaa mise waa uun tajribo leyska sameeyo? Bal inuu jawaaba ajarkiina Allah badiyee.




 

Daawada "Colgate" iyo Kansarka Mindhicirrada.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 26005
Last post November 20, 2018, 03:32:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ginger Vs men Sperm fertile?

Started by CiiltireBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3531
Last post May 06, 2016, 10:17:52 PM
by SomaliDoc