Author Topic: Su'aal: Af ur ama Af Qurun?  (Read 4461 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amiir24

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Af ur ama Af Qurun?
« on: July 10, 2018, 06:22:13 AM »
Asc Dr. Waan ku salaamay salaan kadib waxan rabaa in aad iga jaahil bixiso labo su alood oo igu soo Noq noqotay oo af qurunka la xariirta

1. Af qurunka malagu kala qaada in uu kugu neefsado qof afkiisa uu urayo
2. Af qurunka malagu kala Qaadi karaa Baashida (Dhuuqmada) aad wada sameysaan Xaaskaga hadii ay qabto af qurun.

Waxan rajeynayaa in aad ii so jwbi doonto Mahadsanid.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Af ur ama Af Qurun?
« Reply #1 on: January 09, 2019, 10:17:17 PM »
Neefsiga laguma kala qaado af-qurunka, laakiin haddii qof afka cillad ka qabo aad calyadiisa ku soo gaarto ama aad afka isla gashaan waad ka qaadi kartaa cilladda af-qurunka, wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1610.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Cunto kala jaan ah iyo daaco qurun?

Started by Mahamed bacarjeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3822
Last post December 26, 2018, 09:45:15 PM
by SomaliDoc
Aamusnaanta badan Af Qurun ma keentaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4482
Last post April 11, 2016, 11:58:06 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Af-qurun neefta oo urta?

Started by Farxaan Cabdi FaaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3723
Last post May 13, 2017, 07:48:53 PM
by SomaliDoc