Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Barar lugaha ayay hooyo leedahay?

(1/1)

Madar Aden:
asc walaal waxan donayay in aan dhakhtarka waydiiyo
hooyaday ayaa waxaa ay leedahay barar xaga lugaha oo aad moodayso markaa argto dhiig isguntay  wayna xanuuna mararka qaar dhakhtarka markay utagtayna  wuxu soo siiyay uun infarction ah iyo diclofiin ah marka doctor ma infaction luguha Ku dhaca ayaa jira mahsanidiin

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeno lugo barar-ka ee fadlan akhriso cashar ku saabsan arintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5681.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version