Author Topic: Su'aal: Ayeeyo way wareeraysaa markay kacdo?  (Read 3193 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abdihakimlove

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ayeeyo way wareeraysaa markay kacdo?
« on: July 18, 2018, 07:07:26 PM »
Salaamu calaykum doctor salaan kadib waxaan jeclaay in aan ku waydiiyo su aal
Waxaa jira ayeeyadey in ay aad u wareerayso marki ay hurdada iyo fadhiga ka kacdo . Waxaan ka cabiray dhiiga cas waxa uuna mara 10 ilaa 13  waxayna qabta Gaas marka dr maxaa sababi kara wareerkaas
Mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ayeeyo way wareeraysaa markay kacdo?
« Reply #1 on: January 10, 2019, 09:33:10 PM »
Wareerka iyo indho-madoobaadka la dareemo markii fadhiga laga kaco waxay u badan tahay cillad loo yaqaano "Hypotension" taasoo ah cadaadiska dhiigga oo hoos u dhaco waana cillad ka dhalan karto dhowr waxyaabood oo uu gaaska laftirkiisu ka mid yahay, halkaan ka akhriso cashar ku saabsan dhicintaanka cadaadiska dhiigga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5834.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Ilmaha markay yaryihiiin la garaaco mxay u dhibi kartaa?

Started by BalqiisahaajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 5
Views: 36241
Last post February 28, 2016, 02:40:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Caadada markay ku dhaco wax dhiig ah kama imado?

Started by Maizah BBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 58092
Last post January 13, 2016, 01:48:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markay kaadi i qabato way igasoo daadanaysaa?

Started by Noor AwdolBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3267
Last post September 07, 2015, 12:17:24 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan qabaa quman markay igu kacaaan?

Started by ZimaneeyBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3534
Last post March 17, 2016, 06:09:01 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Markay is helaan ugxanta iyo shahwada ninka?

Started by Muxya62Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 7471
Last post July 06, 2019, 01:37:32 PM
by Muxya62