Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qaliin xaga lugaha lagu sameeyo?
(1/1)
Shirik44:
Waan ku salamay doctor
Dr wXaan rabay inaan ku waydiiyo qof lugaha ay qaloocaan qaliin ma lagu samayn karaa si loo toosiyo intee maalmo ayuu qaadanayaa hadu jire se
Halis ma yahay
Mahadsanid .....
SomaliDoc:
Qalliinkaasi wuxuu ku xiran yahay qallooca nuuciisa, heerka uu gaarsiisan yahay iyo qofka cilladaan qabo da'diisa, waxaa haboon inaad dhakhtar lafaha ku takhassusay "orthopedic surgeon" inaad la xiriirtid si talo laguu siiyo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version