Author Topic: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa caabuq?  (Read 3381 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdulahi abdirahman

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan ka cabanayaa caabuq?
« on: July 19, 2018, 05:42:38 PM »
Asc digtoore magacayga waa abdulahi, waxaan joogaa jigjiga ethiopia.

Diktoore waxaan ka cabanayaa wax aan u maleeyay caabuq, oo sanka ayaa i xiran, neefsashadana waa igu dhib, xanuunkaan horay isuguma aqoon laakiin waxan isku arkay dhawaanahaa, waxaana u aaneynayaa nin aan waayahan danbe isla seexano oo qaba xanuunka caabuqa sanka.
Marka digtoore caabuqa ma la kala qaadi karaa? Sidee loo daweeyaa? Maxaa keena? Ii faah-faahi digtoore kheyr ilaahay haku siiyee.


Su'aasha labaad waxa waye digtoore ilko qurunka, ama gowsaha oo jajabo oo madoow uu galo, ama waxa loo yaqaano (suus) luuqada qalaadna lagu yiraahdo toothdecay ayadana waan ka cabanayaa digtoore.


Su'aasha 3aad digtoore jidhka ayaa i cuncuno mar mar, marka waa maxay taladaada ku aadan xanuunkaasi


Walalkey ahna digtoor ilaahay hakaa ajir siiyee iiga soo jawaab

Mahadsanid digtoore ????????????




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan ka cabanayaa caabuq?
« Reply #1 on: January 13, 2019, 09:50:26 AM »
Jawaabta su'aasha 1-aad: In la isla jiifto laguma kala qaado caabuqa sanka, sida loo daaweeyane faahfaahintiisa ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0

Jawaabta su'aasha 2-aad: Sidoo kale suuska waxaa keeno cillado dhowr ah, faahfaahin ku saabsan cilladaan ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=589.0

Jawaabta su'aasha 3-aad: Xajiinta ama kor cuncunka waa cillad Allarji ah, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=532.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25768
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47834
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29393
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24767
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35222
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc