Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhimbil dab ah in calaacasha la iga saaray?
(1/1)
Sharmake macalin:
Dr subixii markaan soo tooso ama galabtii ama markaan cabaar meel iska jiifsado ayaan waxaan aadmoodaa in dhimbil dab ah la iga saaray calaacasha lugaha cagta hoose meesha jilicsan markaan cabaar socdana way iga baa ba aysaa.
Badanaa waxaan u baahanayaa in aan meel kaabada ama meel soo taagan ku qabto si xanuunku iiga ba'o
Thnks dr
SomaliDoc:
Meesha ku danqanayso haddii ciribta ay ku aadan tahay waxaa laga yaabaa inay ku hayso cilladda cirib-fiiqa ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3429.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version