Author Topic: Su'aal: Ciyaalka shikshiko?  (Read 3185 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saneeti

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Ciyaalka shikshiko?
« on: July 21, 2018, 10:06:04 AM »
asc dr waan diin salamay dhamaan Dhaqatiirta ka howl kasho websiteka somalidoc  waan idinku mahadcelinaa sida wangsan oo aad bulashada ugu shaqeeyneeysaa haben iyo maalin
waxaan rabaa in aan diin weydiyo suaal yar  oo ku saabsan caruurta  markii aay hadalka baranayaan oo shik shika ku bilowda
maxaa keeno shikshikaan oo hadalka qaar ku dhagaayo hadii aay weynaada miyuu ka haraa mise ila cimrikooda ak dhiman wey shik shikayaan

mahadsandiin




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Ciyaalka shikshiko?
« Reply #1 on: January 13, 2019, 10:09:54 AM »
Caruurta markay hadalka baranayaan way shigshigaan, waana arrin dabiici ah, faahfaahinta ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3222.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Bahalka dabada ka galo ciyaalka?

Started by AshwaaqaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 4807
Last post April 22, 2018, 01:45:37 PM
by SomaliDoc