Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Ciyaalka shikshiko?
(1/1)
Saneeti:
asc dr waan diin salamay dhamaan Dhaqatiirta ka howl kasho websiteka somalidoc waan idinku mahadcelinaa sida wangsan oo aad bulashada ugu shaqeeyneeysaa haben iyo maalin
waxaan rabaa in aan diin weydiyo suaal yar oo ku saabsan caruurta markii aay hadalka baranayaan oo shik shika ku bilowda
maxaa keeno shikshikaan oo hadalka qaar ku dhagaayo hadii aay weynaada miyuu ka haraa mise ila cimrikooda ak dhiman wey shik shikayaan
mahadsandiin
SomaliDoc:
Caruurta markay hadalka baranayaan way shigshigaan, waana arrin dabiici ah, faahfaahinta ka akhriso casharkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3222.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version