Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: dhiig badnida ma keenaa hurdo badan?

(1/1)

Ahmed tilmaame:
Salaanta islaamka kadib .
Waxa aan isku arkay Hurdo badan maxaa sababa mida kale dhiiga oo bataa ma sababaa Hurdo badni?

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxyaabaha keeno hurdo badnida: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4151.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version