Author Topic: Su'aal: Carabka oo goobo goobo yeesho?  (Read 3585 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Duco qabto

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Carabka oo goobo goobo yeesho?
« on: September 05, 2017, 09:29:43 PM »
Asc Dr
Dr waxan ahay gabar sanadahan dambe waxan isku arkay one week before my period carabka aya goobo goobo cas ama cad iyeesho xanuuna igu haya..
warwar saaid ah aya igu beermay maxa sababa dr ma xanuun jirkayga ku jira stress a ka qaaday

 




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Carabka oo goobo goobo yeesho?
« Reply #1 on: August 02, 2018, 06:49:57 PM »
Waa arrin haweenka qaar isku arkaan waxayna ka timaadaa hormoonka "Progesterone" oo kordho, maalmo kadibne way baaba'daa wax dhib ah ma keento inkastoo xanuun badan la dareemo mararka qaar, ciridkane uu bararo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Kuus kuus yar yar oo ku yaala carabka qaybtiisa dambe?

Started by AqoonkorodhsiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6094
Last post April 23, 2013, 02:19:20 PM
by SomaliDoc
Su'aal: laab-jeex badan iyo carabka dhanaan i noqdo markii wax macaan cabo?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 22867
Last post October 16, 2011, 12:04:08 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cabeeb labadii biloodba mar ayuu carabka iiga soo baxaa?

Started by ShuuriyeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7374
Last post May 19, 2011, 08:43:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Muda 10 sanadood ku dhaw xanuun iga haya Carabka?

Started by Hussein HashiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3515
Last post April 29, 2016, 10:25:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qufac badan iyo nabro carabka ku yaalo?

Started by SaneetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5132
Last post August 23, 2015, 01:35:02 PM
by SomaliDoc