Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Barafuun ayaan kilkilaha u isticmaalaa?
(1/1)
Maan caddeh:
aadbaan idiin salaamin bahda somalidoc
salaan kadib aad baan idiin kaga mahad celin sida ugu shaqaysaan bulshada soomaaliyeed, ilaahayna miisaanka xasanaadka ha idin kugu daro
hadaan su'aashayda u gudbo
waxaan is ticmaalaa barafuun ama carfiso noocuu doono ha ahaado kaasoo aan u is ticmaalo inaan isaga buufiyo labada kil kilood
marka wax saamayn ah ma igu keeni karaan ditoore
mahadsanid
SomaliDoc:
Maya waad iskaga buufin kartaa, wax dhib ah ma keenayo haddii aadan xasaasiyad ku qabin.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version