Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Estrogen vs Testosterone?
(1/1)
Ahmed_Carab:
Asc .. waxaan rabaa in la ii faafaahiyo waxey kala yihiin labadaan hormone ee kala ah estrogen iyo testosteron, iyo weliba waxey u xilsaaran yihiin.
SomaliDoc:
Estrogen waxaa loo yaqaanaa "hormoonka dumarka", Testosterone-kane waa "hormoonka ragga", taasi macnaheedu maahan in ay u kala gaar yihiin, rag iyo dumarba waa laga helaa labadaan hormoon laakiin mid walba jinsiga loogu magac daray ayuu ku badan yahay, howlo badanne u qabtaa. wixii faahfaahin dheeraad ah ka akhriso link-yadaan hoose:
1- Estrogen: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6450.0
2- Testosterone: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5810.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version