Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
SU'AAL: MOTION SICKNESS?
(1/1)
Faiz:
Somali Doctors aad baad u mahadsantihiin shaqada hufan eed isu hawsheen
Suaasha aan idin waydiinayo waa
Waa maxay motion sickness?
Maxaa keena?
Miyay leedahay kahortag?
Maxaa lagu dawayn karaa oo medications ah amase natural medicines ah ?
SomaliDoc:
Motion sickness waa lalabada iyo matagga la dareemo markii la saaran yahay gaariga ama markabka, qoraal horay aan ugu faahfaahinay ayaa jira ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version