Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waa maxay faa'idada Omega?
(1/1)
Ahmed_Carab:
Asc .. salaan ka bacdi .. waxaan rabaa inaan wax ka ogaado maadada looyaqaan Omega faa'iidada ay jirka u leedahay iyo weliba halka laga helo mise sources-ka .. si nature ah miyaa loohelaa mise qaabab kale?
SomaliDoc:
Omega waa nuuc ka mid ah saliidaha laga helo cunnooyinka, waxaana la arkay inay jirka u leedahay faa'idooyin badan, waxay u kala baxdaa Omega 3, Omega 6 iyo Omega 9, cunnada ugu badan ee laga helo waa kalluunka, akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7570.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version