Author Topic: Su'aal: Waxaan la dhibanahay Wet dream?  (Read 5830 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Maxamedsalaad

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan la dhibanahay Wet dream?
« on: August 03, 2018, 06:07:43 AM »
Asc,
dhaqtar anigu waxa aan la dhibanahay wet dream, ilaa 3 jeer ayaan isbuucii isku arkaa, salaaddii subaxna caqabad ayuu igaga yahay, ee sideen iskaga yarayn karaana? ama iskaga joojin karaana.




Offline Sahnuunyar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 11
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
Re: Su'aal: Waxaan la dhibanahay Wet dream?
« Reply #1 on: October 04, 2018, 04:35:25 PM »
waa cafimad ee shib iska dheh, waxey daliil u tahay inadan siigeysan oo aad qof dhowrsan tahay.  wana dabici oo cudur ku haya ma aha

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan la dhibanahay Wet dream?
« Reply #2 on: February 12, 2019, 01:11:10 PM »
Biyo-baxa riyada ku yimaado ma ahan cudur waa arrin dabiici ah, raggane way ku kala duwan yihiin, hadduu dhib kugu hayo, taladaydu waa inaad soonka badisaa, haddii aad awoodidne inaad guursataa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25759
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47818
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29383
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24758
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35211
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc