Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan xanuunsanayaa 6 cisho?
(1/1)
Saynab mohamed:
Asc. Magacaygu waa saynab waxaan xanuunsansayaa mudo 6 cisho ah. Waxaan dareemaya dawakhad kadibna waxan dareemay laabta oo i cuslaatay madax xanuun yalaalugo hadana waxaa aad ii xanuunaya daamamka anigoo dhanan waxaan ahay daciif markaan dhakhataraka aadeyna waxba waa laiga waayey dhakhatara ila tali
SomaliDoc:
Walaal waxaad u baahan tahay in saxarada lagaa baaro sababtoo ah madax xanuun, wareer, bog xanuun, lalabo iyo tabardarri intaba waxaa keeni kara caabuq caloosha ka jiro sida ameebaha, bakteeriyada gaaska iwm.
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version