Author Topic: Su'aal: Waa maxay dalbo?  (Read 4296 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Dalmarudug

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waa maxay dalbo?
« on: August 13, 2018, 04:10:03 PM »
asc diktore

mudo kudhaw 6 sano ayaa ihaysaty arin
wxan kso tagay degan jubaland gar ahn kismayo wxn jamcad kandhgta adis  6 sano
wxan cabi jiry wagi hore biyo sifaysan  e warshada lkin markan imid halkan ayan biyaha cdiga isk cabi jiray wxan isk arkay cilad Lugo qalocsn ama dalbo dark qar aya  igu yiri wxad cabty biyo fluoride k buxda lkin cilado an layabay aya ah in mrk hore ay marb lug ka daremyo in qalocu k bdan yahy gar ahan lugta bidix ayan ka daremaya tan kale wa isk caadi hda wan jojiyay biyahas mxa talo ah ayad isin lahyd diktore majiran wx dawo(dadk qaar aya iyiri zinc tab  aya ocuna wax xiririr miyaa kaa dhaxey)a  ah ama talo guud hday qalin ahataba pls

qoraalkn wxa IGA codsady in an kso diro inan  sxpkay




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waa maxay dalbo?
« Reply #1 on: January 22, 2019, 08:27:30 PM »
Badanaa qallooca lugaha ku dhaco wuxuu ku badan yahay caruurta yaryar waana cillad ka dhalata badanaa fitamiin D-yarida waxaana loo yaqaanaa Gedef "Rickets", halkaan ayad faahfaahinta ka akhrisan kartaa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1139.0

Laakiin in qof wayn lagu arko lugo qallooc ama dalbo xiriir badanaa lama lahan nafaqo xumo ama cunno ama biyo la cabay, laakiin waxay salka ku hayn kartaa cilald xagga murqaha ama lafaha khaasatan haddii cilladu hal lug lagu arko, taladaydu waa inaad dhakhtar la xiriirtaa si laguu baaro ama laguu wiisiteeyo.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 66520
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 69533
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 62456
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 46728
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 44979
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc