Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Caadada oo wakhtiyo kala duwan timaado?
(1/1)
Khadan113:
Asc dotoore waxan qabaa su aal ah caadada oo Ku timaad wakhtiyo kala duwan sida 14.15ama badan badanka 17kaba ama 19miyaa lagu tilmaamikaraa caado wareer shegran
SomaliDoc:
Caado wareer waxaa laga wadaa haddii maalmaha u dhaxeeyo labada caado ay ka yar tahay 21 maalin ama ka badan tahay 35 maalin, markaasi wareer ayaa jira laakiin kuma xirna in malintaad ku ogayd caadada inay iska badashay, faahfaahinta cilladda caado wareerka ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version