Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dhiigbax ama dhareer ilkaha ka imaanayo?

(1/1)

Jalani772:
Asc dr
Waxaan isku hayaa xilliyadda hurdada dhiigbax ama dhareer ka imaanaya geesaha ilkaha ama gowska.
     
Maxaa sababi kara?
Sidee isaga daween karaa

SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni kara in afkaaga dhiig ku aragtid adigoo jiifa, waxaa dhici kara inaad ilkaha isku xoqdid ama carabka aad ruugtid taasoo ah caado dadka qaar ay qabaan, warne aysan u hayn, waxaa kaloo dhici karta in cillad xinjiroobista dhiigga inuu jiro, taladaydu waa inaad dhakhtarka ilkaha la xiriirtaa si looga shakki baxo inay jirto cillad ilkaha ama ciridka ah oo iyaguba keeno dhiigbax afka ah.
Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version