Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Futada ayaa i cuncunto?
(1/1)
Mahad100:
su aaal dawada(futada) ayaa i cun cunta waxa na isku ar kar bahalo yaryar oo tirixi cml ah
waxaa kalo jira nabro yay yar oo garbaha iyo duudka iga soo baxay xoogana raashinka waxbadan ayaa cuna bahidedana weybadantahay
doctor talo isii adigo mahadsan
SomaliDoc:
Cilladaasi waxaa la dhahaa "Shoqol" ama "Idiinyo" ama "Dire" ama "Dixri caanood" waxaa keena gooryaan caloosha ku dhasha ee faahfaahinta xanuunkaan iyo sida loo daaweeyo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version